Baabbaco

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (-ooyin, m.l) Calaacal, sacab. 2. ld baabbacayn. Orod gaaban oo geelu labada addin ee hore iyo kuwa dambe midba mar qaado. baabbacayn, calaacal, sacab

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baabbaco

baabbacayn | barood | calaacal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg