Baabbah

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Noqoshada wax uu eber noqdo. 2. Baabbah ah: weel aan waxba ku jirin. 3. Baabbah ah: meel aan waxba oollin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baabbah


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg