baalashee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-sheeyey, -sheysey)ld baalash².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baalashee ↴
baalash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Kabo luujito marin. ld baalashee.
ilbiriqsi [m.l] (-iyo, m.dh)
Muddada u dhexeysa il baalasheeda si deg deg ah la isugu qabtay, degdegna loo kala qaaday. ld ilbidhiqsi, ilbiliqsi, ilmilicsi, ilmiliqsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg