Baalentoloji

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(taar.) Barashada noolayaashii dabar go'ay, dhismahooda, degaankooda, tadawurkooda iyo filiqsanaantooda, sida ay muujnayaan hadhaaga raadkoodu.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baalentoloji


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg