Baane
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)1. Codkar; nin yaqaan hadal faan, dhaar iyo handadaad isugu jira jeedintiisa. 2. Khaniis. 3. ld baanise.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baane ↴
baanise |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg