baanso
(m.dh)Geed leh laamo dhaadheer oo xubno leh oo sida dhuumihii dhexda ka daloola, waxaana loo isticmaalaa dhismaha, samaynta dambiilaha qaarkood, iwm; qaysaraan.
baanso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Qof buka ama dhaawac ah baan siisasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baanso ↴
abbaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Cid abbaan u noqosho (qof).
baansasho [m.f.dh]
eeg baanso. ld baansad, baansi.
qabbaanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Cid qabbaan ka dhigasho.
qurbaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Qurbaan samaysasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg