baaqso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Roob, fasal, rimay iwm waqti la filayay in ay dhacaan suurtaggal noqon waayid. 2. Ka b.: wax la samayn lahaa ama meel la aadi lahaa ka talabixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaqso

baaqsasho [m.f.dh]
eeg baaqso. ld baaqsad, baaqsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg