Baarran
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ammo/-anno, m.dh)1. Dhawaaq afka ka soo baxa firkad gaar ah lagu cabbirayo; hadal; afeef. 2. ld baarramid.
Baarran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)La b.: cid hadal la yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baarran ↴
baarramid | habaarran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg