baarri
(m.l) (-iyo, m.dh)

1. Qof waalidkii iyo Eebbaha u dhegannugul. 2. Qof dabeecad wanaagsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baarri

baarrimasho [m.f.dh]
eeg baarrimo.

baarrimo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-intay, -imatay)
Afeefasho.

baarrinnimo [m.dh]
Baarri ahaansho.

muddeec [m.l.kh >]
M. ah: qof wixii la faro si fudud u yeela; aan wax diidin; baarri ah. ld muddiic.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg