Baarrog

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Hab geelu u ordo oo uu hadba addin iyo lug is xiga isku mar qaada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baarrog


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg