Baarug
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. Badar, bariis iwm oo la kariyay tarmid. 2. Badeeco iwm baarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baarug ↴
baarugid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg