Baasaboor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Dokumeenti sharciyeysan oo dalalka adduunka loogu kala gudbo; dalkumar. ld baasaboorto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baasaboor

baasaboorto |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg