Baasho
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhunkashada dhabanka ama dibnaha la iska shumiyo.
Baasho
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-shtay, -shatay)Baal goray iwm iyadoo libin lagu muujinayo madaxsurasho. 2. Gammuun, baal ku dhegsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baasho ↴
baashad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg