Baatooloji

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Qayb ka mid ah cilmiga daawada oo ku shuqul leh cudurrada, waxyaabaha sababa iyo dhibaatada ay gaadhsiiyaan jidhka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baatooloji


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg