Baaxaadeg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Degganaan la'aan joogto ah. ld baaxaaddeg¹.

Baaxaadeg

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Degganaan la'aan joogto ah la kulmid. ld baaxaaddeg².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baaxaadeg

baaxaaddeg | baaxaaddeg | baaxaaddegan | baaxaaddegid | baaxaaddegnaan | baaxaaddegnaansho | baaxaadegan | baaxaadegid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg