Baayac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld baayacid.

Baayac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -yici)

Wax ganacsi u yaal qiimahooda weyddin; gorgorin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baayac

baayacad | baayacasho | baayacmushtar | baayacmushtar | baayacmushtari | baayacmushtarid | baayaco | baayactamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg