Baayoco
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-yacday, -yacatay)Badeeco qiimaheeda weyddiisasho; gorgori. ld baayaco.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baayoco ↴
baayacasho | baayaco |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg