Bacrimiye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

1. Daawo digo iwm oo dhul lagu shubo si bacrin looga dhigo. 2. Unug tarmineedka lab marka uu dhex galo unug tarmineedka dheddig.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bacrimiye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg