Badad-birlabeed
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)(fiis.) Badad xoog oo ka jira weegaarka birlab ama gudbiye qulqul danab wada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga badad-birlabeed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg