Badan-midab-ileys

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)

(fiis.) Kaah birlabdanabeed leh iskujir hirbaacyo kala duwan, lagumana soo koobi karo kaahyada la arki karo. Eeg dhafan midab-ileys.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga badan-midab-ileys


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg