Badho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Neef caano yar; baaqimo; gabno. 2. Dhex, kalabar, bartame.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga badho

baaqimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg