Badidhace
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(xis.) Walaxda ama qiimaha leh rakaadka ugu sarreeya ee daato.
Badidhace
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cayaal, m.l/dh)1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees. 2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga gees iyo dhinac. 3. Laba weji oo ka mid ah wejiyada salxaale oo uu ka dhexeeyo geftin wadaag ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga badidhace ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg