Badiil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Qalab loo adeegsado carro qaadidda oo ka kooban bir yar ballaaran, godan iyo daab la qabsado. ld badeel.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga badiil ↴
badeel | majarafad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg