Badow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(badow /-wyo, m.dh) 1. Qof degaanka uu markaa joogo aqoon yar u leh. 2. Qof aan ilbax ahayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga badow

badownimo | badwi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg