badso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Wax la haystay in kale oo la nooc ah ku darsasho. 2. Qof, qeybtiisii in ka badan qaadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh badso

badsasho [m.f.dh]
eeg badso. ld badsad, badsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg