Badyaro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Bad yar oo badweynta ka so dillaacday oo berri fadhida; gacan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga badyaro ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg