Bagaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Weel aan weyneyn, in yar godan oo aan wax badan qaadin. 2. Nooc warmaha ka mid ah oo af ballaaran oo badeelka u eg leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bagaf ↴
bagafsan | bagafsanaan | bagafsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg