Bagal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Khudrad cagaar ah oo leh caleemo balballaaran iyo buruq dhuuban oo dheer oo la cuno. ld baqal¹ (2), begel.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bagal

baqal | begel |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg