bahardaadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Is b.: is ballaarin. 2. Is b.: is weyneysiin; isqaadqaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bahardaadi

bahardaadin [m.f.dh]
eeg bahardaadi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg