bahow
(m.l)ld bahoobid.
bahow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)La b.: cid, gaashaanbuur la noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bahow ↴
bahoobid [m.f.dh]
eeg bahow². ld bahow¹.
herin [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Koox ugaarsato ah oo bahowday oo xeer iyo xeeladba wadaagta.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg