bahwadaag
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)1. Walaalo isku hooyo ah aan isku aabbo ahayn. 2. Dad, ummad, iwm oo isgaashaanbuursi ka dhexeeyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bahwadaag ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg