baji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Cid cabsi gelin. 2. Wax sida ukun iwm. jebin. 3. Bujin.
baji
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)ld boji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baji ↴
ibajiiqo [m.dh]
Yaraanta iyo ciriirinnimada uu yeesho caanamareenka naaska
ibajitaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax ibajito hayso ahaansho (neef geel ah).
ibajitaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibajitaysan. ld ibajitaysnaansho. ibajitaysan, ibajitaysnaansho
ibajitaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ibajitaysnaan. ibajitaysnaan
ibajito [m.dh]
Ibadaboole. Ibadaboole
ibajitoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibajitow ibajitow
ibajitow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday)
Neef geel ah oo ibajito naaska ka gashay noqosho.
xabbaji [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Naasley dheddig oo dhalaysa xab bururin.
xabbajin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabbaji. ld xabbajis.
xabbajis [m.l]
ld xabbajin.