Bakayle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Naasley yar, dhirxagatada ka mid ah, leh dhego dhaadheer, dhogor jilicsan oo badan iyo bushin kore oo faruuran, oo habeenkii mirato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bakayle


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg