Bakhayl

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Nin aan hantidiisa dadka kale wax fiican siin; muudal; dhabcaal. ld bakhiil¹.

Bakhayl

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aylay, -ayshay)

ku b.: hanti bixinteeda ku gacan adkansho. ld bakhiil².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bakhayl

faajeer | bakhaylad | bakhaylid | bakhaylnimo | bakhiil | bakhiil | bakhiilid | bakhiilnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg