bakool
(m.l)

1. ld bakaal. 2. Dhul carradiisu dibir ama dhooddi tahay; dhul carrocad ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bakool

bakoolin [m.dh]
Daruuro yaryar oo kala googo'an oo wada socda middood.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg