Balaambal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld balaambalid.

Balaambal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

1. Cid rafaad iyo dhibaato la kulmid. 2. U b.: qof rafaad iyo dhibaato la kulmid u ooyid. ld balambal².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga balaambal ↴

balaambalid | balambal | balambal | balambalid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg