Balaanktoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.nafl.) Kan ugu yar dhiska sabbeeya ee geed iyo xayawaan,inta badan laguma arko isha qaawan, oo deggan biyaha badweynada iyo badaha yaryar, oo cunto u ah kalluunka badda iyo abuur kale.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga balaanktoon


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg