balafbalafsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

Faruuryaha ka b.: biyodiid awgiisa faruuryaha la ruxid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh balafbalafsii

balafbalafsiin [m.f.dh]
eeg balafbalafsii.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg