balalo
(m.dh)1. Bacaroor. 2. Cudur xoolaha ku dhaca markay daaqaan geedka balalada. 3. Xoolo ceel la keenay oo yeel la'aan awgeed baryo lagu waraabshey.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh balalo ↴
bacaroor [m.dh]
Geed nagaar leh buruq sun ah iyo caleemo balballaaran oo geelu daaqo; balalo.
balaloo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ku b.: yalaalugo dareemid.
balalood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg balaloo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg