Ballaarso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. Dhul iwm cabbirkooda kordhisasho. 2. Wax ballaciisa weyneysasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ballaarso ↴
ballaarsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg