ballandaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax aan ballan lahayn ahaansho (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ballandaran ↴
ballandarnaan [m.f.dh]
eeg ballandaran. ld ballandarnaansho, ballandarri, ballandarro.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg