ballansan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax ballan loo dhigay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ballansan ↴
ballansanaan [m.f.dh]
eeg ballansan. ld ballansanaansho.
ballansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ballansanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg