Balqan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xab jiidma oo laabta ka soo go'a oo afka ka yimaada marka la cadayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga balqan ↴
xab | balqami | balqan-keene |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg