balxo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-xaday, -xatay)Cabbitaan laga dhergey ku noqnoqosho (dad); biyo badan, had iyo goor cabbid (xoolo); biyo durdurasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh balxo ↴
balxasho [m.f.dh]
eeg balxo. ld balxad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg