bambaani
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Cid si naxariis iyo xushmad leh u kaalmeyn. 2. Iska b.: cid, wax ay dhibsaneyso is ka ilaalin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bambaani

bambaanin [m.f.dh]
eeg bambaani.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg