Bamban

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Nooc hubka ka mid ah oo leh lugo loo fidsho, xabbaduhuna ay darandoori uga dhacaan. ld babban.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bamban

babban |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg