bandow
(m.l)Amar dowladeed oo ku xukumayo dad magaalo deggan inaanay isu socon waqti go'an nabadgalyo awgeed. ld bandoo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bandow ↴
bandoo [m.l]
ld bandow.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg