banii-aadmi
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

ld banii-aadan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh banii-aadmi

banii-aadan [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Dadka Eebehay dunida guudkeeda ku abuuray oo dhan. ld banii-aadmi, benii-aadan, benii-aadmi, binii-aadan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg