banji-bicaddaan
(m.l) (-nno, m.dh)Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu cayaaro dhinac ka cad, dhinaca kalena ku leh shan dhibcood. ld caddaan-bibiish.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh banji-bicaddaan ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg