banji-bisaliim
(m.l)

ld saliim-bibanji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh banji-bisaliim

jirnac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena shan. ld banji-bisaliim, biish-bisaliim, saliim-bibiish.

saliim-bibanji [m.l] (-iyo, m.dh)
Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena shan. ld banji-bisaliim, biish-bisaliim, saliim-bibiish.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg